Hadal Heynta Doorashada Koonfur Galbeed oo yaraatay kadib tanaasulkii Shariif Xasan

Waxaa aad u yaraatay hadal heynta iyo xiisaha doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ee lagu wado in ay ka dhacdo magaalada Baydhabo, kadib is casilaadii iyo tanaasulkii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay aheyd mid si weyn loo hadal hayay , waxaana mar qura hadal heynta … Continue reading Hadal Heynta Doorashada Koonfur Galbeed oo yaraatay kadib tanaasulkii Shariif Xasan